Healthy Community Initiative

Thriving Youth. Thriving Community.

Menu

Barnaamijyada Cudurada Dhimirka Iyo Isticmaalka Maandooriyayaasha ee Degaanka

Photo of five high school aged students with serious expressions and the Rice County Chemical and Mental Health Coalition logo

Language/Idiomas/Luqadda

English Español Soomaali

Haddii aad khatar ku jirto WAC 911

Baarasho degdeg ah: Adeegga Gurmadka Cudurada Dhimirka

CAAWINAAD waa TAN

Ma waxa aad la halgameysaa qabatinka isticmaalka maandooriyayaasha ama khamriga?
Ma garaneysaa qof arrintaas la dagaalamaya?
Ma dooneysaa meelo aad ka heli karto caawinaad la xiriirta cudurada dhimirka?

Isbaheysiga Adeegga Dhimirka Iyo Isticmaalka Maandooriyayaasha ee degmada Rice ayaa kula wadaagaya adeegga degaanka iyo kuwa heer gobol:

Healthy Community Initiative waxa ay abuurtay liis ay ku dhan yihiin goobaha ay dadka degan Degmada Rice iyo bulshooyinka ku dhow dhow ka heli karaan adeegga maandooriyayaasha iyo dhimirka. Dhamaan macluumaadka ku xusan diiwaankan isbedel ayaa lagu sameyn karaa iyada oo aan ogeysiis laga bixin.   Haddii aad ku aragto khalad, fadlan na soo wargeli adiga oo nagala soo xiriiraya info@healthycommunityinitiative.org.